Hargeysa: Bulshada Oo Walaac Ka Qabta Sarrifka Lacagaha iyo Sixir Bararka

0
661

Hargeysa(Halsan):- Qaar ka mid ah bulshada Hargeysa ku nool ayaa walaac xooggan ka muujiyay isbedeb bedelka lacagaha iyo sixir bararka. Dadweynaha ayaa sababta sixir bararka iyo sarrifka doolarka saldhigi la ee kor u socda ku macneeyay isticmaalka xad dhaafka ah ee Dollar, iyadoo mushaharka lagu bixiyo Dollar, Cashuurta dollar lagu ururiyo, biilasha lagu bixiyo dollar, sidoo kalena lacagaha telefonka lagu qaato la isticmaalayo lagana tagay shillinka Somaliland.
Dadweynaha ayaa inta badan soo jeedinaya in xukumadda iyo hay’addaha dawladda ee ay khuseeyaan sarrifka lacaguhu ay wax ka qabtaan sixir bararka islamarkaana laga shaqaysiiyo lacagta Somaliland oo aanu dadku isticmaalayn.
Halkan ka daawo Aragtida Bulshada
https://youtu.be/34YF9ROq9yc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here