MADAXWAYNIHII HORE EE MAAMULKA PUNTLAND CABDIRAXMAAN FAROOLE OO MAALINTA BARI HARGEYSA KU BEEGAN

0
665

Hargeysa (Halsan) Madaxweynihii Hore ee  Maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa La Filayaa Inuu maalinta barri ah Socdaal ku yimaado Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, Safarka cabdiraxmaan Faroole ayaan si cad loo ogeyn ujeedadiisa balse ilowareedyadda aanu ka helany warkan ayaa sheegaya  in uu yahay mid Shakhsi ah iyadoo  Caruurta uu dhalay ay Hargeysa kagaba Soo Horeyeen kuwaasi oo maalmihii u danbeyey ku sugnaa Magaalada, waxaana la tilmaamay in Caruurta Faroole Hargeysa u yimadeen sidii ay u soo booqan lahaayeen Abtiyaashood oo ku nool Magalada Hargeysa.

Alahawnaxariiste Xaaskii Cabdiraxman Faroole ee dhawaan uu Toogtay Inankeedu ayaa Asal ahaan ka soo Jeedday Magaalada hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here