Laascanood(Halsan) Wafti ka socda xukuumada somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka sool oo uu hogaaminayo wasiirka Madaxtooyad Somaliland ayaa kormeer shaqo ku tagey dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada laascaanooda oo ay ka socoto hawsha dib u dhiska madaarka