BORAME:Hal Qof Oo Galabta Ku Dhintay Rasaas Ay Ciidanka Amaanku Ku Fureen Kooxo Dhalinyaro Ah+Natiijadda Ciyaartii Galabta Ee Goboladda SELEL Iyo GABILEY

0
605

Borame(Halsan):- Magaaladda Borame,ayaa galabta Jawi kale gashay ka dib markii uu Rasaas ay Ciidanka Amaanku fureen uu ku geeriyooday Hal Qof Dhalin yaro ah.Sababta dhacdadan,ayaa lagu sheegay inay ka danbaysay ka dib markii Ciyaar xiiso lehayd oo dhex-maraysay Goboladda Gabiley iyo Selal ay soo dhamaatay,ka dibna ay Kooxo dhalinyaro ahi Buuq ka sameeyaan Hareeraha Garoonka,taas oo keentay inay Ciidanku kala eryidooda u adeegsadaan Xabad-nool.
Dhinaca kalena,Ciyaarta galabta dhex-maray Labadda Gobo lee Selal iyo Gabiley,ayaa kusoo dhamaatay Bar-bar dhac Eber eber ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here