DAAWO: XILDHIBAAN XASAN CAWAALE OO KU DHAWAAQAY INUU U TAAGAN YAHAY MUSHARAX MADAXWAYNE EE XISBIGA KULMIYE .

0
705

Hargaysa(Halsan):-Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Tirsan Golaha Wakiilada somaliland ayaa ku dhawaaqay Inuu yahay Musharax U taagan Jagada Madaxwaynaha somaliland,Kuna Dhex Tartami Doono Shirka Golaha Dhex taas oo Rajo wacan ka Muujiyay.

Xasan Cawaale ayaa Musharax-nimadiisa u daliilsaday in ay kala Hadhi wayeen Saddexda Musharax ee Beesha Sacad muuse u taagan,kana aqbali Wayeen Hadhi Sharafeed uu u fidiyay,taasina ay keentay inuu Maanta ku dhawaaqo Musharax.

waxa uu baaq u diray Tageerayaashiisa,Madaxwaynaha somaliland,Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye,waxaana uu ku war galiyay inuu u taagan yahay Musharax waxaana uu yidhi.

https://youtu.be/ELMDrVgF8T4

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here