Daawo: BAAFIN dadkan Magacyadoodu hoosta ku xusan yihiin

0
203

BAAFIN

Waxaa la baafinayaa dadkan Magacyadoodu hoosta ku xusan yihiin oo ku kala Nool Somaliland, Somaliya iyo nawaaxiga magaalooyinka Jigjiga, Harar iyo Diridhaba oo wakhtigii hore ku noolaan jirey Jabouti sannadihii sideetamaadkii (1980s) illaa horaantii labadii kun(2000s)

  1. Amina Cali Axmed
  2. Amran Daa,uud Xasan
  3. Fadumo Axmed Maxamud
  4. Caasha Maxamed Jaamac
  5. Muxumed Cabdi Qalinle
  6. Fadumo Maxamed Axmed
  7. Khadra Cabdi Ibraahim
  8. Saado Cali Ibraahim
  9. Sacaada Xasan Waadhowr
  10. Khadra Xasan Cabdi

Waxaana raadinaya ubadkoodii oo degan dalka Faransiiska, haddii ay fariintan helaan  ama ay jirto cid garanaysaa hala soo xidhiidhaan numberadan:

Telephone: 00 252 63 8041523

Whatsapp: 00 252 65 9105650

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here