Madaxwyenaha Axmed Siilaanyo Oo Shacbiga La Tukaday Salaada Ciida

0
643

Hargaysa(Halsan):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Salaada Ciidal Adxa awgeed la ciiday Shacbi weynaha Reer Somaliland oo uu kula tukaday Masjid Jaamaca weyn ee Caasimada Hargeysa.
Salaada ka dibna waxa uu madaxweynuhu shacbiga ku qaabiley qasriga madaxtooyada oo ay bulshada qaybeheeda kala duwanina salaam gacanqaada madaxweynaha ku soo salaameen.
DSC_0143DSC_00023DSC_01301DSC_0117DSC_00035DSC_00035DSC_00042DSC_01061DSC_0054DSC_00572://www.halsanmedia.com/wp-content/uploads/2015/09/DSC_00722.jpg”>DSC_00722

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here