MAATA OO KALE TAARIIKHDA

0
680

download (3)HALSAN MEDIA 20/08/2015- Maanta ookale taariikhda 1911 nin dirida telegaraamka oo ka shaqaynayey xafiis ay lahayd newyork times ayaa diray telegaraamkii ugu horeeyay ee aduunkoo dhan gaadha,waxayna si toosa ugu beegnayd 66 sanadood ka hor markii hawada loo diray dayax gamceedkii ugu horeeyay een cidi wadin Voyager 2.

maanta oo kale taariikhda 1960 wadanka Senegal ayaa xornimadiisii ku dhawaaqay, markii hore waaxaa gumaystay boortaqiiska ,1895 ayay ka mid noqotay afrikada galbeed ee Faransiiska ,1958 ayuu siiyey maamul hoosaad, sanadkii ku xigayna Senegal waxay ku biirtay isutagii Maali,oo xrnimada qaatay June 1960, laba bilood ka dibna way ka noqotay isutagii waxayna noqotay wadan xor ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here