HAMBALYO : URURKA GANACSATADA GAADIIDKA SOMALILAND(Somaliland Motor Trade Association)

0
658

HAMBALYO IYO BOGAADIN
Waxan hambalyo u diyarayaa  Gudoomiyaha Cusub ee Uruka Ganacsatada Gaadiidlayda Somaliland  (Somaliland Motor Trade Association)

Mudane Maxamed (Sanyare)
Iyo Gudoomiye – Xigeenka Aadan(Bari)… oo Shir ku qabsoomay Huteelka Ambasador caawa fiidkii lagu doortay. waxaan leeyahay Alle xilkaa la idiin doortay ha idiin fududeeyo Aamiin

 

Abdirazak Sh Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here