2024 Sanadkii Doorashooyinka Dunida!
Sanadkan 2024 In ka badan 40 dal ayaa loo asteeyey in ay Doorashooyin ka dhacaan. Laga soo bilaabo January illaa February 10 dal ayay ka dhaceen doorashooyin… waxaa lagu tilmaamaa 2024 sannadkii doorashooyinka iyo dimuqraadiyada Aduunka. Waxaa xusid mudan in uu qaranka Somaliland isna kamid yahay qaramada sanadkan doorashada madaxtooyadu ka qabsoomi doonto.
Waxaa kamida sidoo kale dalalka ay doorashoyinku ka dhacayaan sideed ka mid ah 10 dal ee ugu dadka badan aduunka sida: Bangladesh , Brazil, India, Indonesia, Mexico, Pakistan, Russia iyo USA
January ilaa February
Waxay ka qabsoontay dalalkan:
Taiwan
Finland
Bangladesh
Bhutan
The Comoros
Pakistan
Azerbajan
Indonesia
Belarus
Dominican Republic
March ilaa December 2024
Waxa ay ka dhici doontaa:
Iran
Russia
Ukraine
Portugal
El Salvador
India
Panama
Belgium
Mexico
Iceland
Rwanda
Austria
Croatia
Mozambique
USA
Tunisia
Somaliland
South Sudan
Algeria
Ghana
UK
South Africa
Senegal
Namibia
Togo
Sri Lanka
Venezuela
Slovakia
W/Q; Cabdirasaaq Askar