2024 sanadkii doorashooyinka dunida

0
135

2024 sanadkii doorashooyinka dunida

Sanadkan 2024 in kabadan 40 dal ayaa loo asteeyey in ay doorashooyin ka dhacaan. Laga soo bilaabo January illaa February 10 dal ayay ka dhaceen doorashooyin… waxaa lagu tilmaamaa 2024 sannadkii doorashooyinka iyo dimoqoradiyada aduunka. Waxaa xusid mudan in uu qaranka Somaliland isna kamid yahay qaramada sanadkan doorashada madaxtooyadu  ka qabsoomi doonto

Waxaa kamida sidoo kale dalalka ay doorashoyinku ka dhacayaan sideed ka mid ah 10 dal ee ugu dadka badan aduunka sida: Bangladesh , Brazil, India, Indonesia, Mexico, Pakistan, Russia iyo USA

January ilaa February

Waxay ka qabsoontay dalalkan:

  1. Taiwan
  2. Finland
  3. Bangladesh
  4. Bhutan
  5. The Comoros
  6. Pakistan
  7. Azerbajan
  8. Indonesia
  9. Belarus
  10. Dominican Republic

March ilaa December 2024

Waxa ay ka dhici doontaa:

  1. Iran
  2. Russia
  3. Ukraine
  4. Portugal
  5. El Salvador
  6. India
  7. Panama
  8. Belgium
  9. Mexico
  10. Iceland
  11. Rwanda
  12. Austria
  13. Croatia
  14. Mozambique
  15. USA
  16. Tunisia
  17. Somaliland
  18. South Sudan
  19. Algeria
  20. Ghana
  21. UK
  22. South Africa
  23. Senegal
  24. Namibia
  25. Togo
  26. Sri Lanka
  27. Venezuela
  28. Slovakia

 

 

Cabdirasaaq Askar

 

…………………….